(Sawirro) Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray boqolaal ka tirsan Booliska Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safar shaqo ku tagay magaalada Qardho ayaa tababar u soo xiray dufacadii labaad ee ciidamada Booliska Puntland ee ka qalinjebisay dugsiga Tababarka ee Xorgoble. Deni ayaa ugu horeyn salaan sharaf ka qaatay ciidamada tababarku u dhammaaday, kadibna wuxuu meel fagaare ah ku daawaday dhuulatus ay ciidanku soo bandhigeen … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Deni oo tababar u soo xiray boqolaal ka tirsan Booliska Puntland